CHANNEL RANK
#27,294
VIEWS
1.9M
SUBSCRIBERS
47.7K
TOTAL VIDEOS
250
TOTAL REVENUE
$4,564
Estimated, lifetime
COUNTRY
CHANNEL CREATED
7 years ago
November 4, 2019
CHANNEL ID
CONTACT EMAIL
KEYWORDS
ZitAcademy waa madal waxbarasho oo aan faa'iido doon ahayn (Non-Profit) oo u heellan horumarinta xirfadaha tiknoolajiyada ee bulshada Soomaaliyeed. Waxaan bixinnaa casharro iyo koorsooyin bilaash ah oo Af-Soomaali ku baxa, kuwaas oo diiradda saaraya AI, Graphic Design, Branding, Video Editing, Web Design, Mobile App Development, Digital Marketing iyo xirfadaha casriga ah ee shaqada. Hadafkayagu waa inaan dhalinyarada Soomaaliyeed siino aqoon tayo leh, fursado waxbarasho iyo xirfado ay ku dhisan karaan mustaqbalkooda shaqo iyo ganacsi. Waxaan aaminsanahay in aqoonta la wadaago ay bulshada horumariso. 🌐 course.zitacademy.com 📘 Facebook: ZitAcademy 📢 Telegram: t.me/zitacademy 🎵 TikTok: @zitacademy